Wargelin #30 – Nin dadka qaar ay uga shakisanayeen inuu usoo xogwaramay Imaamkii diiday inuu ku tukado Marxuumkii Soomaaliga ahaa (AUN) oo wax kasta noo sheegay & qeybo kale

Barnaamijka Wargelin oo maraya todobaadkiisii 30aad ayaan waxaan idiinkugu haynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso gelin doona.
Waxaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa: Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay nin dadka qaar ay ku tuhunsanaayeen inuu ahaa ninkii usoo sheegay (u xogwaramay) Imaamkii diiday inuu salaada janaasada ku tukado marxuum Soomaali ah oo la keenay Masjid ku yaallay magaalada Columbus, Ninkan ayaa noo sheegay in arrintu sidaas aysan u dhicin ee wax kale ay jiraan, waxaan kaloo idiin haynaa: Baarlamaanka Soomaaliya oo kulmi doona, Lacag 2 Bilyan ah oo Xamar la keenay, Farshaxaniistihii Nabi Maxamed (SCW) sawirada ka sameeyay oo la dili rabay, Obaama iyo nacaybka dadka cadaanka qaarkood, doorashooyinka Soomaaliland, Video-gii Todobaadka iyo qeybo kale.
Daawo:
____
Wargelin.com
Category: News |, Videos/Images |





Arinta waxaa lagu xallin karaa iyadoo 2mins oo phone conversationkii dib loo raaco. Waxaa laga heli karaa daqiqadahaas iyagoo duuban shirkada mobilka oo ay labada eedeysane customer ka yihiin… Waxaana la weydiin karaa shirkadahaas Transcipt of the converstion….
Waa arin layaab leh ah in nin muslim ah la yiraahdo lagu tukan maayo iyadoo wax aqoon ah aan loo laheyn,….